Arabsiyo 9,march 2017 (ArabsiyoNews.com):-Siyaasi Rashiid Aw Muxumed C/laahi oo kamid ah masuuliyiinta Xisbiga Wadani ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey in uu ka baxay Xisbigii uu ka tirsanaa ee Wadani ,Siyaasigu waxa uu ku sababeeyey ka digarogashada Xiligan ee Xisbiga Wadani siyaasad xumo
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









