Maamulka Shabakada Arabsiyonews oo tacsiya udiray Aradaygii ku geeriyooday shilka Gaadhi ee Naxdinta lahaa

0

Maamulka Shabakada ArabsiyoNews Waxay dhambaal tacsiya udirayaan ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Maxrxuum Maxamuud Sh Maxamed Cabdi Jaamac oo ku geeriyooday  shil gaadhi oo ka dhacay Magaalada Arabsiyo .xili Marxuumka usocday Dugsiga Sare ee Muj Xasan Yoonis Habane ,Inaalilaahi Wa inaailayhi Raajucuun

waxaan Ilaahay uga baryayaa Naxariistii Jano uu ka siiyo .Aamiin Aamiin Aamiin

Waxa kale oo aan caafimaad sareecana  ilaahay uga baryayaa sadexda Arday ee ku dhawaacmay Shilkaasi

Aamiin   Aamiin Aamiin