Wararka Daawo Qorayaashii Carbeed ee Dunida dhaxalka uga tegay (Xogta Dahsoon) By admin - February 22, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Inkastoo ay ilbaxnimada reer galbeedku xiligan aad uga horumarsan tahay ta dunida carabta ayaa hadana badhtamihii taariikhda miilaadigu waxay ahayd xiligii ay xadaarada iyo ilbaxnimada carabtu hogaaminaysay aqoonta iyo cilmiga dunida.