Daawo DP WORLD oo si rasmiya loo cadeeyey Xiliga ay la wareegayso Dekada Berbera

0

Daawo” Bisha Sadexaad Ayaa Shirkada DP World Si Rasmi Ah Loogu Wareejinayaa Dekeda Berbera,Waxaana Sidoo Kale Ay Shirkadu La Wareegaysaa Dhamaanba Shaqaalaha Dekeda Ka Hawl Gala”Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi