Daawo Xukuumada somaliland iyo Shirkada COCOLA Afrika oo heshiis ku kacaya shan Milyan kukala saxeexday +Biyo balaadhinta Caasimada

0

Hargaysa(Arabsiyonews):-Xukuumada somaliland iyo Shirkada COCOLA Afrika ayaa maanta magaalada xargeysa kukala saxeexda mashruuc lagu balaadhinayo biyo galinta xaafada kamida magaalada hargeysa mashruucaas oo lagata ku baxaysaa ay tahay 5 Milyan oo doolar