Jabuuti(Arabsiyonews):-Lix qodob ayaa laga soo saaray wada hadaladii Somaliland iyo Khaatumo, taasi iyo dib u eegis iyo kaabis lagu sameeyey qodobadii hore leysula qaatay.
wada hadaladan ayaa dhawaan ka bilaabmay dalka Jabuuti halkaasi, oo ay labada gudi ujeedada wada hadalkoodu ahaa sidii loo hirgalin lahaa qodobadii wajigii hore lagu hishiiyay.










