Deg Deg: Masaajid u xidhnaa Khilaad diineed ku dhawaad 4 sano ayaa maanta Dib looga Furay Magaalada Arabsiyo
Arabsiyo {AN}– Waxa maanta si Rasmi ah dib loo furay masaajid 3 sano u xidhnaa khilaf diimeed awgii, Masaajidkan oo la dhisay 2013-kii ayaa la xidhay ka dib markii la isku qabsaday Cida qaban doonta Furaha masaajidka.










