Arabsiyo {AN}– Ururka Samafalka ee Naafic oo ka aasaasan Degmada Arabsiyo, badanaana ka qayb qaata horumarinta magaalada ayaa bilaabay Dayr loo samaynayo xabaalaha magaalada oo Mudooyinkii u dambaysay Qabyo.
Sidoo kale waxa ka soo qaybgalay Maamulka Dawlada Hoose ee Arabsiyo oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Magaalada Arabsiyo Abdilaahi Abdi Faarah iyo Xoghayaha Fulinta maamulka Dawlada hoose ee Arabsiyo Maxamed Habane Samatar, Sheekh Axmed Faarah sidoo kale waxa goobtaasi ka muuqday Dhalin yar ka qayb qaadanaysay Dhisida Dayrka Xabaalaha Arabsiyo.
fadlan wixii Tabarucaad ah eed kaga qayb qaaadanayso Xabaalaha ugu soo Dhir Numberadan kala ah +252-63-4461793 ama +252-63-4461421
Filo Muuqaalkan saacadaha Soo Socda isla Bartan ArabsiyoNews.com

Abdifataah Mohammed GIryaad
ArabsiyoNews.com
ArabsiyoNews@gmail.com









