Wararka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Magacaabis iyo isku shaandhayn ku sameeyey qaar kamid ah Masuuliyiinta Fulinta ee Xisbigaas By admin - January 28, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargaysa(Arabsiyonews):-Gudomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Waxaa uu Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Xilal Isla markaana Waxaa uu Isku Shaan-dhayn ku Sameeyey Qaar ka Mid ah Xoghaya-yaasha Xisbiga UCID