Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxaa
uu maanta hor yimid gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland waxaana uu ugu war bixinayaayey da daala ay xukuumada iyo baanka dhexe ay wadaan ee ay kula tacalayaan kor u kaca qiimaha sarifka Doller-ka .
Gudoomiyaha oo markii uu ka soo baxay kulankaasi uu la lahaa xildhibaanada golaha guurtida waxaa uu saxafada kula hadley dibada waxaana uu faahfaahin ka bixiyey meesha saldhiga u ah qiimaha sarifka Doller ka oo maalimii u danbeeyey kor u kacay
Waxaa uu sheegay in kor u kacaas ay sabab u yahiin isticmaalka Doller-ka oo bulshadeen caado ka digatey , isla markaana sidii xal looga gaadhi lahaa xukuumada da daalkeeda wado
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan









