Daawo Maajilaystaha AJAKIS oo Xukuumada S/land u mastaafurisay Muqdisho iyo Isagoo afka furtay markii uu kadagay Xamar

0

Hargaysa(Arabsiyonews):-Majaajilastaha Soomaliyeed ee lagu magacaabo Cabdi Muriidi Dheere [Ajakis]  oo shalay soo gaadhay Magaalada Hargeysa ayaa waxa hakiyey ciidamada Socdaalka Somaliland iyo maamulka Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeys isaga oo ugu dambayn xabsiga loo taxaabay isla markaana habeenkii xalay ahaa u hoyday Saldhig ku yaala gudaha Magaalada Hargeysa,

Majaajilayste Cabdi Muriidi Dheere [Ajakis] ayaan xukumada Somaliland saaka ka mastaafurisay Magaalada Hargeysa iyada oo dib ugu celisay magaalada Muqdisho,


.