Ra’iisal wasaaraha Jarmalka Angela Merkel ayaa sheegaysa in argigixisada ay tahay caqabad ugu weyn ee dalkeeda uu wajahayo.
Fariinteeda sanadka cusub ay dirayso, ayaa Mrs Merkel waxay arrintaasi la xiriirinaysay weerarkii ninkii reer Tunisia u gaariga dadka ku jirsiiyay magaalada Berlin.

Weerarka suuqa Breitscheidplatz ayaa waxaa ku dhintay 12 people qof 49 kalena waa ay ku dhaawacmeen
Mrs Merkel ayaa sheegtay inay aad uga xumaatay marka ay aragtay in falalka argigixisinamo ee ay geysanayaan dad magangalyo ka dalbaday Jarmalka.
Dhan kale Mrs Merkel ayaa sidoo kale ka digtay in dhamaan dadka lala xiriiriyo argigixisanimada waxaayna ugu baaqaday shacbkeeda inay u naxariistan dadka kale ee aan waxba galbsan .









