Deg Deg daawo Suldaan Eedaymo u soo Jeediyay Murashax Ciro

0

Suldaan Saleban Boqor Cismaan Xasan oo ka mid ah madax dhaqameedka

Somaliland waxaa uu si adag uga hadley hadlo dhawaan ka soo yeedhay musharax Cabdiraxmaan Ciro

 

Waxaa uu suldaankani difaacay eedo Cabdiraxmaan Ciro u soo jeediyey dhigiisa Muuse Biixi

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka warkan