DEG DEG Dallada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Dooratey Guddoomye Cusub , Gobalka Uu Ka Soo Jeedo Iyo Codadka Uu Helay .

0

Dhamaan ergooyinka ka kala yimid gobalada dalka ayaa waxaa ay cod duudub ah ku doorteen guddomiyahan cusub Muddane Cabdicasiis Siciid Saalax oo isagu  ka soo jeeda gobalka Saaxil waxaana uu noqdey guddomiyaha sideedad ee dallada SONYO yeelato

 

Sawirka Guddomiyaha Cusub Ee Dallada SONYO

Image may contain: 1 person, standing