Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro ayaa waxa uu ka hadlay warar ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta ka so baxda dalka Kennya taasi oo ah in Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Cirro ay magaalada Nairoobi kulan hoose oo xogtiisa la qariyey kula yeeshee Raysal-Wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka









