Wararka Daawo Xisbiga Kulmiye oo si waayeelnimo kamuuqato kaga jawaabay eedo la xidhiidha weerar loogaystay Xoghayha cadaalada Xisbiga Wadani By admin - December 20, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargaysa(Arabsiyonews):-Xisbiga kulmiye Oo iska Difaacay inay ka dambeeyeen Weerar jil dil ah oo loo gaystay Barkhad Jaamac Xirsi + sidoo kale garabka dhalinyarada waddani ka jawaabay Eedo uga imid