Mareykanka ayaa konton dayuuradood oo ah nooca casriga ah ee F-35 ugu deeqday
xukuumada Israel.

Qiimaha halkii dayuurad ay ku fadhiso waa 100 milyan oo dollar, waxaa Yuhuuda loo gacan geliey labadii dayuuradood ee ugu horeeyay, iyadoo kuwa kalena ay bilaha soo socda gaadhi doonaan wadankaas.

Raisul wasaaraha Yuhuuda Benjamin Neyanyahu oo munaasabad arintan loo qabtay ka hadlay ayaa ku faanay awooda militari ee Israel wuxuuna sheegay in Israel noqotay wadanka koowaad ee hella dayuuradahan casriga ah marka laga soo tago Mareykanka ah oo dalkii lagu sameeyey.










