Madaxweynaha Somaliya Oo Shaaciyey Cida Uu Matalo Ee Uu Musharaxa U Yahay , Baarlamaanka Cusubna Codsi Hor Dhigay

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xoojiyay ololaha

uu ugu jiro inuu Tartanka Madaxtinimada, isagoo mar kale doonaya inuu ku guuleysto kursiga Madaxweynaha Jamhuuriyada.

Image may contain: 1 person, suit

 

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muuqaalo video ah oo uu uga hadlayo ololihiisa doorashada soo dhigayay Bartiisa Facebook, iyadoo saacado ka hor la soo dhigay muuqaalkii ugu dambeeyay ee uu ku cadeynayo in aanu aheyn Musharax ay wadato koox gaar ah.

Waxaa uu codsaday in mar kale fursad loo siiyo, isagoo mar kale ka dhawaajiyay hal heyskii uu horay ka dhawaajiyay ee ahaa qabyo ninkeeda dhameystira

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan