Berbera(Arabsiyonews):-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta si rasmi ah ucadeeyey halka uu ku biyo shubanayo isaga iyo taagerayaashiisuba
“Cududeena iyo codkeena waxaynu ku biirinaynaa in aynu dhisno Muj Muuse biixi Cabdi iyo Xisbiga Kulmiye”Jamaal Cali Xuseen









