Cali Maxamed Waran Cade wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland
ayaa waxaa uu banaanka soo dhigay astaamo ay can ku tahay magaalada Burco .

Muddane Waran Cade oo hada ah la taliyaha khaaska ah ee madaxweynaha waxaa uu xusay in Burco ay tahay magaalo bixisa naaneesaha dadka
Sidoo kale waran Cade waxaa uu sheegay in Ex Wasiir Cali Shoonbe uu ka khiyaameeyey xilka safiir nimo ee Shoonbe loo magacaabey dhawan iyada oo xilkan hore loogu magacaabey Cali Waran cade
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan









