Daawo Mid kamid ah Garaadada ugu tunka wayn Gobolka Sool oo ka shifay cida hurinaysa Colaada ka jirta qaybo kamid ah Gobolkaas

0

Laascanood(Arabsiyonews):-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mida garaadada waa weyn ee gobolka Sool ayaa hoosta ka xariiqay cida loo nisbeynaayo inay huriso colaadaha ka dhacaya gobolka Sool

 

 

 

Arabsiyonews.com

Laascanood Office