Daawo Xilwareejintii Xisaabiyaha Guud ee Qaranka iyo Weedhihii Masuuliyiintii Madashaas ka soo qayb galay

0

Hargaysa(Arabsiyonews):-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada S/land Cali Axmed Maxamed (Cali Dhagoole) ayaa manta si rasmi ah Xilkii ugu kala wareejiyey Xisaabiyaha guud ee dhawaan uu soo magacaabay Madaxwayne Siilaanyo  Mudane Axed Daaud iyo Xisaabiyihii hore ee Qaranka Axmed Cabdi Bade