Daawo Shirkii baxarasaaf ee beesha dagta Gobolka Saaxil oo dib loo iclaamiyey iyo Suldaan ku dhawaaqay

0

Hargaysa(Arabsiyonews):-Shirkii baxarasaaf ee beesha dagta Gobolka Saaxil oo dib loo iclaamiyey iyo Suldaan Cali Saleebaan oo kamid ah madaxdhaqameedka hore uwaday hagida iyo qaban qaabada shirkaas ayaa maanta xili uu warbaahinta lahadlayey si rasmi ah ugu dhawaaqay mudada uu qabsoomaya shirkaasi

 

 

 

 

 

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office