Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Muddane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid
Cadaani ayaa waxaa uu ka hadley mareeye ku xigeenkii telefishanka Qaran Mustafe Qodax oo ka degay magaalada Moqdisho.
Muddane Cadaani waxaa uu sheegay in Mustafe Qodax uu yahay shaqsi khaayin wadan ah isla markaana aanay Somaliland Tagitaankiisu sameyn ku yeelan doonin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan









