Daawo Nuxurka Shirkii golaha Wasiirada S/land iyo Qodabo dhawr ah oo lagaga hadlay

0

Hargaysa(Arabsiyonews) :-Daawo Shirki golaha wasiirada Xukuumada S/land ayaa maanta oo khamiis ah waxa uu ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada S/land,Shirkaas oo uu shir gudoominayey Madaxwaynaha S/land Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa lagag hadlay qodobo dhawr ah oo ay ubadan yihiin Arimaha Abaaraha .

Halkan ka Daawo Nuxurka Shirkii  golaha Wasiirada S/land

 

 

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office