Garabkii Jamaal Cali Xussen oo wada hadalada la waday xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegen in ay gabi ahaanba hakiyeen wada hadalkii ay kula jireen xisbul xaakimka Kulmiye .
Xoghaya guud ee garabka Jamal Cali Xussen Aadan Sul.Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo warbaahinta la hadley waxaaa uu sheegay in ay arintaasi ku kaliftey ka dib markii ay tix galin wayeen garabkooda isla markaana ay qolada Kulmiye sheegeen in aanay  aqoon saneen wax garabka Jamaal La yidhaahdo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan









