Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xeer qaran ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq
Dhamme oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta dhexe ee xisbigaasi ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey dhigiisa xisbiga Kulmiye ee dhawaan la magacaabey .

Muddane Dhamme waxaa uu garabka dhalinyarada xisbiga Kulmiye ee dhawaan la magacaabey ku sheegay in xubno ka mid ahi ay yahiin shaqaale dawladeed isla markaana xisbigii kulmiye jabiyey digreeto dalka u taalay oo sheegeysa in aan shaqaalaha dawladu aanay ku dhex milmin xisbiyada siyaasada isla markaana waxaa ay sheegen in dacwad ka dhan ah shaqalaahaas dawlada ee xisbiga Kulmiye magacaabey ay u gudbin doonan haay’ada shaqaalaha Soamliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan









