Daawo Xildhibaan Obama Oo Madaxweyne Siilanyo Codsi U Diray

0

Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) oo ka mid ah mudanaaysha golaha

wakiilada Somaliland waxa uu madaxweyne Siilanyo ka codsadey in xildhibaanada baarlamaanka lagu daro gudida abaaraha Si ay uga qeyb qaatan gurmadka loo fidinaayo dadkaas

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaas