Hargaysa(AN)Daawo Oday Bare Nuux X C/laahi oo ku nool Magaalada Hargaysa ahaana Maayerkii ugu horeeyey ee yeelato Caasimada Hargaysa sidoo kalena, waxa uu Maayer ka noqday 11 Magaalo oo ku yaala dalka Somaliya xiligii la isku ahaa Soomaali Wayn , Oday Bare ayaa kamid ahaa golahii dhexe SNM, hadaba Xili uu todabaadkan Waraysi dhinacyo badan taabanaya kaga hadlay Barnaamijka Aragtida Siyaasiga ee Tvga Somnews ,Waxaanu kahadlay Arimaha Xiligan ka jira S/land sida Xisbiyada Qaranka ,Qabyaalada iyo Arimo dhawr ah
Halkan Hoose ka Daawo Waraysiga oo dhamaystiran
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









