Maxkamada Rafcaanka Gobolka Sanaag Oo Xukun 8 Sano Ah Ku Riday Hooyo Dishay Wiil Ay Dhashay

0

Sanaag {AN}–Maxkamadda racfaanka gobolka Sanaag ayaa maanta xukun 8 sanno ah ku ridey hooyo lagu soo eedeeyey inay dishay wiil ay dhashay

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka