Boorama(Arabsiyonews) Xoghayaha Guud ee Garabka Toosinta Xisbiga Wadani Ing Daauud Abiib Axmed oo uwaramayey qaar kamid ah warbaahinta ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal kasoo yeedhay Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada ee Xisbigaas,waxa kale oo uu Xogahayaha Garabka toosintu dhaliilo dusha ka saaray Gudoomiye Ciro isagoo ku tilmaamay mId guul daraystay halkan ka daawo
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









