Wararka DAAWO: GOOBTII DAGAAL EE UGU DHIMASHADA BADNAYD (XOGTA DAHSOON) By admin - November 5, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhamaadkii bishii august sanadkii 1942 ciidamdii Adlov Hitler waxay kabaabiga u soo fadhiisteen Magaalada Stalingrad ee Koonfurta Raashiya iyagoo haysta amar ah inay magaalada u qabsadaan oo gacanta ugu dhigaan ahmiyadaha ay lahayd dartood.