“Ismaciil Buubayow Maryo Aloolki iyo Maleeshiyadiiba Kulmiyay Joogane Kaalay aduun baa naga maqane…”Jaamac Shabeel

0

Hargaysa(AN) Gudoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaaba ,xili uu ku sugnaa Munaasibad tageerayaal Xisbiga Kulmiye ku soo dhawaynayey

“Ismaciil Buubayow Maryo Aloolki iyo Maleeshiyadiiba Kulmiyay Joogane Kaalay aduun baa naga maqane…”Jaamac Shabeel

Arabsiyo.com
Hargaysa Office