\Togdheer {AN}–Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo ayaa ka hadlay calanka Jamhuuriyada Somaliland oo dhawaan lagu gubay degmada Qorilugud.
Waxaanu Qabyatire Sheegay inay sharciga la tiigsan doonaan cidii gubtay waxaanu yidhi “Reer Qorilugudow cidii gubtay calanka tawxiidka leh ee Lee Ilaaha Ilaalaah ay ku qoran tahay cida gubtay waa gabadhbaa la yidhi ka hadhimeyno waa daba soconaa, calanka madaw ee xidigta leh macnaha uu leeyahay haday garanayso lamaysoo baxdeenba”
Halkan Ka Daawo








