Daawo Ciyaarta Kubada Kolayga Oo Caawa Ay Fooda isku Dareen Gabilay Vs D.Madheedh Ayaa Xulka Kubada Kolayga Ee Gobolka Gabiley Uu Caawa 45 Dhibcood Kaga Badiyay Xulka Gobolka .Madheedh Halka Ay D,Madheedh 42 Dhibcod La Yimaade Waxanu Xulka Gabiley Ee Kubada Kolaygu Noqonayaan Xulkii Ugu Horeyay Ee Kubada Kolayga Ciyaartodii Labaad Guulo kasoo Hooya
Arabsiyo.net
Office Gabiley








