“Cirro farta uu Ii taagay ,waxay ahayd far munaafaq”Axmed Muumin Seed

0

Berbera(AN) Gudoomiyaha garabka toosinta iyo cadaalada ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa markii Ugu horaysay Ka hadalay gacan Taagi Cirro ee shirka Golaha Dhexe