“DALKA WAXAA KA JIRTA ABAAR XUN OO DOORASHO LAMA QABAN KARO EE MADAXWEYNAHA LABA SANADOOD HA LOO KORDHIYO” XILDHIBAAN XASAN CAWAALE

0

Hargeisa {AN}–Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan kana mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa siweyn uga dayriyay xaalada abaareed ee ka jirta gobolada bariga Somaliland, soona jeediyay in madaxweynaha mudo laba sanadooda loo kordhiyo

Halkan Ka Daawo