GARABKII XISBIGA UCID EE JAMAAL CALI XUSSEEN OO QAADACAY DIB U DHIGIS LAGU SAMEEYEY MUDADII LOO QOONDEEYEY SHIRWAYNAHA IYO SHIR KALE OO AY ICLAAMIYEEN.

0

Arabsiyo News–Garabka  qaban qaabada shirweynaha xisbiga UCID ee  musharax Jamaal Cali Xussen waxaa ay sheegen in ay gabi  ahaanba ay qaadaceen shirka aan caadiga aheyn ee ay maxkamada sare amartey in uu xisbigaasi Qabsado,

Waxaa ay sabab uga dhigeen in xisbigii aanu laheyn gudoomiye mar hadii uu Faysal Cali Waraabe noqdeyna musharax  ay xilkii gudoomiye nimo banaan tahay waxaana ay ku dhawaaqen in 06.011.2016 ay qaban doonan shirweyne ay ku dooran doonan gudoomiye cusub oo xisbiga UCID yeesho.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.