Gudoomiye Ciro oo udulqaadan waayey Awooda Siyaasadeed ee Garabka Toosinta,Kuna Dhawaaqay Xubno Dhexdhexaadin kagala Arintaasi

0

Hargaysa(AN)Gudoomiye Ciro oo udulqaadan waayey Cududa Awooda Siyaasadeed ee Garabka Toosinta,Kuna Dhawaaqay Xubno Dhexdhexaadin kagala Arintaasi

 

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu gudi ka kooban saddex xubnood u magacaabey wada hadal uu  xisbigu la furaay  gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbigaasi Axmed Muumin Seed iyo ku xigeenkiisa Faraax Dheere

Xubnahan uu xisbigu u magacaabey ayaa waxaa ay kala yahiin
1-   Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan
2- Gudoomiye ku xigeenka Shanaad ee xisbiga Milgo Maxamed Cilmi
3- Xoghaye ku xigeenka Xisbiga Jamaal Jaamac Xaamud

xubno

 

Arabsiyo.com

Hargaysa Office