Washigton {AN}–Musharaxa u tartamaya xisbiga Jamhuuriga dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa xadhiga ka jaray Hudheelkiisa cusub ee uu ka samaystay magaalada caasimadda u ah dalka Maraykanka ee Washington, oo xaflad uu kaga yara nastay ololaha doorashada labada todobaad ka hadhsan tahay ugu dabaal degay.
Hudheelka cusub ee Trump International Hotel, oo ku yaala meel aan wax badan ka fogayn aqalka cad ee looga taliyo dalka Maraykanka, waxa uu xadhig ka jarista ka dib Trump kaga hadlay waxyaabo mustaqbalka hadduu madaxweyne noqdo ku saabsan, intii xaflada hudheelka Trump socotay waxa ka hor mudaharaaday dad diidan siyaasidiisa.
Halkan hoos ka Daawo
Arabsiyo.com
ArabsiyoNews@gmail.com








