Daawo Xulalka Kubada Cagta Kolayga Iyo Oradyahanada Gobolka Gabiley Uga Qayb Galaya Tartanka Gobolada Somaliland Oo Maanta U Anbabaxay Casimada hargaysa

0

Gabiley(AN) Xulalka Kubada Cagta Kolayga Iyo Oradyahanada Gobolka Gabiley Uga Qayb Galaya Tartanka Gobolada Somaliland Ayaa Ka Anbabaxay Casimada Gobolka Ee Gabiley Islamarkana u Anbo Baxay Casimada Somaliland ee Hargaysa oo uu Ka Qabsoomayo Sanadkani Tartanka Gobolada Somaliland
Munaasibad Sogotina oo Loo Qabtay Ciyaaryanada Kala Duwan oo Ka Qabsoontay Hoolka Shirarka Ee Dawlada Hoose Ayaa Waxa Ka Soo Qaybgalay Maaulka Heer Gobol iyo Heer Dagmo ee Gabiley , Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deeganka Gabiley ,Xoghayaha Komishanka ee Gobolka Gabiley ,Dhalinyaro iyo Marti Sharaf Ka