SOMALILAND OO LOOGU BAAQAY IN AY SI DEG DEG AH U SOO GUDBISO XUBNAHA UGA MID NOQONAYA AQALKA SARE EE SOMALIYA.

0

Arabsiyo News–Cumar Dhagey Oo Ah Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya Ayaa Ugu Baaqay Jamhuuriyada Somaliland Iyo Hirshabeele, Inay Si Deg Dega U Soo Xulaan Xubnaha Uga Qayb Galaya Aqalka Sare.

Waxaanu Xusay In La Guda Galay Doorashadii Aqalka Hoose Ee Soomaaliya

Halkan Ka Daawo