Hargeysa(AN )Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Somaliland Yuusuf Axmed Faarax (Aflahaar) Oo Maanta Warbaahinta Qaranka Somailand Ugu Waramayey Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka Hadley Arimo ay ka mid yihiin Mashaariicda Horumarineed ay Xukuumada Somaliland ka Hirgalisay Gobolka Sool,Diwaangalintii laga Hirgaliyey Gobolada Bariga Somaliland ee sida Habsimada ah ku soo Gabagabowday,Wada Hadalka ay Xukuumada Somaliland la Furtey Kooxda Khaatumo.iyo Sidoo kale Iyo Safarkii Taariikhiga ahaa ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland ku tagay Gobolada bari ee Somaliland ee uu u Hayday Magaalada Laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool.iyo Sidoo kale Dib U Habaynta Balaadhan oo lagu Sameeyey laamaha Cadaalada iyo Garsoor Somaliland iyo Arimo kale








