War-Murtiyeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa loogu baaqay Beesha Caalamka iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya in ay gacan weyn ka geestaan sidii loo gar gaari lahaa dadka ku barakacay colaada magaalada Gaalkacyo.
Galmudug ayaa sidoo kale baaq u dirtay Jaaliyadaha kunool dalka dibadiisa ee kasoo jeeda Galmudug in ay gacan a geestaan sidii loo gar gaari lahaa dadka ka barakacay magaalada Gaalkacyo oo xaalado adag oo dhinaca nolosha ah ay ku heesato duleedka Gaalkacyo iyo Deegaano kale.
Halkan ka Aqriso -War-Murtiyeedka kasoo baxay Galmudug










