War Deg Deg Ah Murashaxa Madaxwayne ku Xigeen Ee Xisbiga wadani oo lagu dhawaaqay Yaase ku Guulaystay

0

Arabsiyo News–Xubnaha golaha dhexe ee xsbig Waddani ayaa waxaa ay si rasmii u doorteen musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani.

Madasha hoolka waxaa fadhiyey 629 xubnood oo galaha dhexe ah

Amp.Maxamed Cali cabdi ayaa waxaa uu helay codad dhan 581

Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu helay codad dhan 44 Xubnood

Waxaa ka aamusay 4 Xubnood oo aan codadkooda la haynin

Waxaana xusid mudan in gudoomiye Ciro u Codeyey Musharaxa Axmed Muumin Seed

Sidaasna waxaa musharaxa Madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani ku noqdey Amp.Maxamed Cali Maxamed