DAAWO BADHASAABKA GOBOLKA GABILEY XAMSE MAXAMED CABDI AYAA XADHIGA KA JARAY MASHAARIIC AY DAWLADA HOOSE EE GABILEY AY FULISAY

0

Gabiley(AN) Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi Ayaa Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Ay Dawlada Hoose ee Gabiley Ay Fulisay sidoo Kalena Kormeer Ku Tagay Mashariico Kale oo Dhismahoogu Socday iyagana Farta Laga Qaaday
Kormeerkani Ayaa Waxa Badhasaabka Ku Wahelinaayay Mayrka Gabiley M/Amiin Cumar Cabdi

Mashariicaha Xadhiga Laga Jaray oo Ay Ka Mid Ahaayeen Dhismaha Qaybta Adeega Dag Daga ee Cisbitaalka Guud ee Gabiley sidoo Kale Waxa Xadhiga Laga Jaray Qaybta Hooyada Iyo Dhalaanka Waxay Sidoo Kale Maamulka Gabiley Kormeer indho indhayna Ku Soo Mareen Dhismaha Dayr Wayn oo Lagu Soo Wareejiyay Xabaaalaha Qadiimiga Ah ee Gabiley

Arabsiyo.net

Office Gabiley