
Barlamaanka Puntland ee Garoowe waxaa ka socota codeynta xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Puntland oo 11 xubnood leh waxaa ilaa hadda guuleystay:
Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Cumar Abdirashiid Ali Sharmarke, madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxman Faroole, Cabdirisaaq Cusman Jurrile oo hore u ahaa xildhibaan baarlamaanka federalka, Farhan Ali Ahmed iyo Cabdisalaan Xaajo Maxamed.
Waxaa wali haray oo loo codeynayaa xubnaha dhiman oo ah lix xubnood oo codeyntoodu ay waqtigan ka socoto baarlamaanka Puntland.



Arabsiyo.com
ArabsiyoNews@gmail.com
BBC








