Daawo: Magaalo Shacabkeedu Caydhiyeen DhamaanSiyaasiintii, BooliskiiIyo Budhcada Daroogada

0

Cheran (Arabsiyo News) Magaaladan oo lagu magacaabo Cheran, oo ku taala galbeedka badhtamaha Mexico waxay dadka ku dhaqani sameeyeenkacdoon ka dhan ah, siyaasiyiinta, mujrimiinta iyo booliska, waxaanay doorteen haweenay Beel-daaje u noqota oo maamul ahaan u hogaamisa.

Magaalada Cherán waa xarunta gobolka Michoacán ee dalka Mexico, ayna ku nool yihiin dad lagu qiyaaso 200.000 kun oo qof, ayaa talaabada ay dadka ku nooli ka qaateen siyaasiyiinta, booliska iyo kooxaha rabshad wadayaasha daroogaduna waxay walaac wayn ku abuurtay maamulka dalka Mexico iyo siyaasiyiinta kala duwan ee dalkaas.

Halkan hoose ka daawo

 

Arabsiyo.com

ArabsiyoNews@gmail.com