DAAWO: “KULMIYE kuma soo biirayo nin ummaddiisa khiyaameeyey oo tagay Xamar, qolada WADDANI” —-Guddoomiye Maxamed Kaahin

0

Gabiley(AN)Daawo qudbadii uu maxamed kahin ka jeeday xafladii kulmiye u qabatay xildhibaanadii  kusoo biiray ee Gobolka Gabiley iyo weedhihii uu ku ganay Mucaaridka Wadani