Raysal wasaaraha dalka Jarmalka oo socdaal ku jogta dalka Itoobiya ayaa waxay kala hadashay Xukumada Itoobiya Kacdoonada ka socda dalkaasi.

Waxaanay ugu baaqday Dawlada in aanay isku dayin in ay awood u adeegsadaan Dadka shacabka ah ee Banaan baxyada iskugu soo baxay.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka








